Shaqo iyo xirfadle,
hal meel ka hel.
Shaqooyin, qandaraasyo, freelance iyo deeqo waxbarasho — dhulka Soomaalidu degto oo dhan. Shirkaduhu way soo dhigaan, ShaqoHaye-na wuxuu xaqiijiyaa.
Shaqooyinka ugu dambeeyay
Dad xirfad leh, la xaqiijiyay.
Khadra cabdisalaan Mohamed Graphic Design
Graphicdesign
Eeg profile
MX
Maal xasan maal Video Editing
Eeg profile
Mascuud maxamuud cabdi Digital Marketing / Social Media
Video etinigWadista gaarigaRakibaadda korontada
Eeg profile
Ma tahay xirfadle?Dhis profile casri ah, hel calaamadda Verified, oo ay shirkaduhu ku helaan.Ku biir bilaash →
Ma u baahan tahay farsamayaqaan?
Koronto, tuubbo, AC, makaanik, solar, nijaar… Dalbo hal daqiiqo gudaheed — waxaan kuu soo diraynaa mid la xaqiijiyay.
Adeegyo heer sare ah oo xirfadlayaal la xaqiijiyay
I’m kaaha graphic designer live in galkacyo
Social media management
I will create provisional canve design for you
Websites
Saddex tallaabo. Waa intaas.
- 01Samee profile
Is-diiwaangeli, soo geli CV-gaaga iyo xirfadahaaga.
- 02Waa lagu xaqiijinayaa
Kooxda ShaqoHaye ayaa hubinaysa si shirkaduhu kuugu kalsoonaadaan.
- 03Codso hal riix
Codso fursadaha oo hel digniinta kuwa cusub.
- 01Is-diiwaangeli
Shirkadaha aan naqaanno waxay heli karaan xaqiijin degdeg ah.
- 02Soo dhig fursadda
Shaqo, qandaraas, deeq ama mashruuc — gaadh 36,000+ qof.
- 03Hel murashaxiinta
Maamul codsiyada, ama u dhaaf kooxdayada Shortlist-ka.
Diyaar ma u tahay fursaddaada xigta?
Ku biir kumannaan Soomaali ah oo shaqo, qandaraas iyo deeqo ka hela ShaqoHaye.

