Nagu saabsan
ShaqoHaye waa hoyga shaqooyinka iyo fursadaha Soomaalida, meel kasta oo ay joogaan.
Waxa aan qabanno
ShaqoHaye waxay isku xidhaa dadka shaqo raadinaya iyo shirkadaha, hay’adaha iyo dadka shaqo bixinaya. Halkan waxaad ka heli kartaa shaqooyin, qandaraasyo, deeqo waxbarasho, xirfadlayaal la xaqiijiyay iyo farsamayaqaanno.
Suuqa Freelance
Xirfadle kasta oo Soomaali ah wuxuu ka iibin karaa adeeggiisa Suuqa Freelance, kadib marka kooxdayadu xaqiijiso. Sidaas ayaan ku ilaalinaa kalsoonida macaamiisha.
Ujeeddadayada
Inaan fududeyno helitaanka shaqo iyo xirfadle la isku hallayn karo, annagoo xaqiijinayna qof kasta oo ka shaqeeya goobta.

