SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • Kismaayo, Jubbaland
  • Waxbarasho: Degree (Bachelor)

Secours Islamique France (SIF)

  • Hay'addaSIF
  • GoobtaKismaayo
  • NoocaWaqti-buuxa
  • Khibrad2+ sano (NGO)
  • Gabagabo3 Nov 2026

Secours Islamique France (SIF) — hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa Soomaaliya tan iyo 2012 — waxay raadinaysaa Kaaliye Saad (Logistics Assistant) oo ka shaqeeya Kismaayo, barnaamijka FIFSAN.

⚠️ Jagadan waxaa loogu talagalay muwaadiniinta deegaanka oo keliya (Local Nationals only). Codsiyada waxaa la eegayaa marba marka ay yimaadaan — hore u codso.

Waajibaadka

  • Iibsiga: qorshaynta, raadinta iyo qiimaynta alaab-qeybiyeyaasha, dukumeentiyada iibsiga iyo la-socodka keenista.
  • Gaadiidka: qorshaynta socodka baabuurta, la-socodka shidaalka, dayactirka gaadiidka iyo matoorada.
  • Bakhaarka: la-socodka kaydka, hubinta alaabta timaada, diiwaanka iyo tirinta hantida.
  • Maamulka xafiiska iyo taageerada hawlaha saadka si waafaqsan siyaasadaha SIF iyo deeq-bixiyeyaasha.

Shuruudaha

  • Shahaado ama diblooma: Procurement, Supply Chain, Business Administration ama wax la mid ah.
  • Ugu yaraan 2 sano oo khibrad saad/iibsi ah oo hay'ad (NGO) ah.
  • Aqoon inventory, fleet iyo asset management.
  • Aqoon aasaasi ah oo koronto, matoor iyo makaanikada baabuurta; liisanka darawalnimo waa faa'iido.
  • Microsoft Word, Excel iyo Outlook; daacadnimo iyo isla-xisaabtan.

Sida loo codsado

U dir cover letter + CV hal fayl PDF ah oo keliya, mawduucana ku qor: “Application for Logistics Assistant – Kismayo” → apply.ken@sif.org.

✉
Sida loo codsado

Cover letter + CV hal PDF ah. Mawduuca email-ka: "Application for Logistics Assistant - Kismayo".

⏳ Waqtiga ka haray: 0 maalmood · Gabagabo: 3 Nov 2026

Ilaha xayeysiiska: somalijobs.com · ShaqoHaye lacag kama qaado codsadayaasha.

Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli