SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • KM4, Muqdisho

Website Hanano Specialist Hospital

  • IsbitaalkaHanano Specialist Hospital
  • GoobtaKM4, Muqdisho
  • ShiftHabeenkii
  • Gabagabo15 Nov 2026

Hanano Specialist Hospital wuxuu raadinayaa Dhakhtar Guud (Night Duty Doctor).

Waajibaadka ugu muhiimsan

  • Baaritaanka, ogaanshaha iyo daaweynta bukaanka.
  • Codsiga iyo fasiraadda baaritaannada.
  • Daryeelka caafimaad ee degdegga ah.
  • Qorista daawooyinka iyo u gudbinta takhasusayaasha.

Shuruudaha

  • MBBS ama u dhiganta.
  • Ruqsad caafimaad oo ansax ah.
  • Khibrad caafimaad waa faa’iido.
  • Diyaar u ahaanshaha shift-yada iyo xaaladaha degdegga.

Sida loo codsado

U dir email-ka jobs@hananohospital.so: CV cusub, shahaadooyinka, ruqsadda caafimaadka, waraaqaha khibradda iyo referees. Codsigu lacag ma laha.

Isha: hananohospital.so (7 Nov 2026)

Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli