Raqiis Electronics
- ShirkaddaRaqiis Electronics
- GoobtaMuqdisho
- NoocaWaqti-buuxa
- Gabagabo12 Nov 2026
Raqiis Electronics waxay raadinaysaa Call Center & Content Creator waqti-buuxa ah.
⚠️ Shirkaddu waxay sheegtay inay raadinayso musharax dumar ah.
Shuruudaha
- Shakhsiyad kalsooni leh oo wanaagsan.
- Ku fiican hadalka iyo muuqaalka kamarada hortiisa.
- Xirfad isgaarsiin iyo iib wanaagsan.
- Hal-abuur iyo xiise u leh samaynta content.
Sida loo codsado
CV-gaaga ku soo gudbi foomka shirkadda (riix badhanka). Codsigu lacag ma laha.
Isha: bogga rasmiga ah ee Raqiis Electronics (Facebook)
Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Si aad u codsato
Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.
Gal Is-diiwaangeli
