Hiddasoor
- ShirkaddaHiddasoor
- GoobtaKM4, Muqdisho
- NoocaWaqti-buuxa
- Khibrad3–5 sano
Hiddasoor waxay raadinaysaa Maamulaha Maqaayadda (Restaurant Manager) oo maareeya hawlaha maalinlaha ah, shaqaalaha iyo adeegga macaamiisha.
⚠️ Shirkaddu taariikh gabagabo ma sheegin – si dhakhso ah u codso.
Waajibaadka ugu muhiimsan
- Maamulka hawlaha maalinlaha ah ee maqaayadda.
- Maamulka shaqaalaha iyo macaamiisha.
Shuruudaha
- Khibrad shaqo oo u dhexeysa 3–5 sano.
- Xirfad hoggaamineed oo wanaagsan.
- Aqoonta maamulka maaliyadda.
- Mas’uuliyad iyo hab-dhaqan shaqo oo xirfadeysan.
Sida loo codsado
CV-gaaga si toos ah u keen xarunta Hiddasoor ee KM4, Muqdisho. Su’aalo: +252 61 2833377. Codsigu lacag ma laha.
Isha: bogga rasmiga ah ee Hiddasoor (Facebook)
Si aad u codsato
Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.
Gal Is-diiwaangeli
