Raqiis Electronics
- Hay’addaRaqiis Electronics
- GoobtaMuqdisho
- NoocaWaqti-buuxa
- Khibrad2+ sano
- Gabagabo22 Nov 2026
Raqiis Electronics waxay raadinaysaa Finance Officer khibrad leh oo ku biira kooxdeeda Muqdisho. Sida shirkaddu dhigtay, jagadu waxay u furan tahay ragga.
Shuruudaha
- Bachelor Finance, Accounting, Business ama wax la mid ah.
- Ugu yaraan 2 sano khibrad Finance Officer.
- Khibrad cash management iyo diiwaanka maaliyadda.
- Aqoon accounting aasaasi ah; xirfad isgaarsiin iyo habayn.
Sida loo codsado
Buuxi foomka codsiga ee shirkadda – riix badhanka. Codsigu lacag ma laha.
Isha: Raqiis Electronics
Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Si aad u codsato
Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.
Gal Is-diiwaangeli
