Kaamil Neurosurgery Center
- Hay’addaKaamil Neurosurgery Center
- GoobtaBurco
- NoocaRotation shift (A, B, C)
- Khibrad2+ sano
- Gabagabo27 Nov 2026
Kaamil Neurosurgery Center wuxuu qabanayaa codsiyada jagada Nurse. Sida xaruntu dhigtay, jagadu waxay u furan tahay ragga.
Shuruudaha
- Bachelor of Nursing.
- Ugu yaraan 2 sano khibrad.
- Khibrad qaybta Surgical Ward-ka.
- Ingiriisi fiican (hadal iyo qoraal) waa la doorbidayaa.
Sida loo codsado
Codsiga keen xafiiska Kaamil Neurosurgery Center – dabaqa koowaad ee Miir Hotel, kasoo horjeedka Togdheer Hotel, Burco. Faahfaahin: 063 4320511 · 065 4320511. Codsigu lacag ma laha.
Isha: Kaamil Neurosurgery Center
Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaFaahfaahinta codsiga ka eeg qoraalka sare, ama la xiriir shirkadda:
📞 +252634320511
Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
📞 +252634320511
Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Si aad u codsato
Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.
Gal Is-diiwaangeli
