SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
👀 Kani waa adeeg tusaale ah – wuxuu muujinayaa sida bogga adeeggu u ekaan doono. Lama iibsan karo.

CV + Cover Letter ATS-friendly ah (English & Af-Soomaali)

QQoraa CVTusaale · Bixiye
CV & Cover LetterCV + Cover Letter ATS-friendly ah (English & Af-Soomaali)QQoraa CVShaqoHaye

Faahfaahinta adeegga

CV xirfad leh oo ka gudba nidaamka ATS-ka ee hay'adaha (UN, NGO, shirkado), iyo cover letter loogu talagalay shaqada aad codsanayso.

  • QaybtaCV & Cover Letter
  • Muddada1 maalmood
  • Qiimaha laga bilaabo$12

Sida loo iibsado

  1. Dalbo – qor waxa aad u baahan tahay, miisaaniyadda iyo waqtiga.
  2. Bixi – ZAAD / EVC / eDahab: ShaqoHaye ayaa haynaysa lacagta ilaa shaqada la dhammeeyo.
  3. La soco – Dalabyadayda ka eeg horumarka (%) oo kula hadal xirfadlaha ShaqoHaye dhexdeeda.
  4. Aqbal & qiimee – marka shaqada lagu gaarsiiyo, aqbal ama codso dib-u-eegis, kadib qor review.