Website WordPress casri ah – $60 kaliya
Mukhtaar Maxamuud SomCanva Pro V · Bixiye cusub
Faahfaahinta adeegga
⚡ Website WordPress casri ah – $60 kaliya
Website xirfad leh oo ganacsigaaga, shirkaddaada, hay'addaada ama magacaaga ah – oo si fiican uga muuqda taleefanka iyo kumbiyuutarka.
✅ Naqshad casri ah oo mobile-ka ku habboon
✅ Bogagga muhiimka ah: Hoyga, Nagu saabsan, Adeegyada, Xiriir
✅ Xawaare sare iyo SEO aasaasi ah
✅ Foomka xiriirka
✅ Tababar sida aad website-kaaga u maamuli lahayd
📌 Kahor intaadan dalban, kala hadal iibiyaha Fariimaha ShaqoHaye waxa aad u baahan tahay (bogag, domain iyo hosting).
- QaybtaWeb Design
- Qiimaha laga bilaabo$60
- La soo dhigay6 Nov 2026
Ku saabsan bixiyaha
🎨 Canva Pro – Qiimo Jaban! 🔥
Hel Canva Pro qiimo jaban oo ku samee designs qurux badan, posters, flyers, CV-yo, presentations iyo YouTube thumbnails. 🚀
✅ Qalab naqshadayn oo xirfad leh
✅ Templates qurux badan
✅ Ku habboon ganacsatada, ardayda iyo content creators-ka.
💰 Qiimo jaban oo qof walba awoodi karo!
Tusaalooyin shaqo 4
Reviews 0
Weli review ma jiro. Reviews-ka waxaa qora macaamiisha xirfadlahan kula shaqeeyay ShaqoHaye.
Qor review
Gal, kula xiriir xirfadlaha ShaqoHaye dhexdeeda, kadib marka shaqada la dhammeeyo ayaad review qori kartaa.







