System Development & Database Management
FFatima sead mohamut Bixiye cusub
Faahfaahinta adeegga
Faahfaahinta Adeegga
✦ Custom System Development & Database Design
Waxaan kuu dhisayaa systems casri ah oo loogu talagalay ganacsiyada, xarumaha waxbarashada iyo ururrada, kuwaas oo fududeynaya maamulka iyo habaynta xogta.
Adeegga waxaa ka mid ah:
◆ Custom system development
◆ Database design & management
◆ SQL database integration
◆ User login & authentication
◆ Admin dashboard
◆ Data entry, editing & management
◆ Search and reporting features
◆ User-friendly interface
◆ System testing & optimization
Technology: SQL, Database Systems & Web Technologies.
Smart Systems. Organized Data. Better Management.
- QaybtaIT & Programming
- Adeeg-hooseSoftware & systems
- Qiimaha laga bilaabo$120
- La soo dhigay14 Nov 2026
Ku saabsan bixiyaha
Reviews 0
Weli review ma jiro. Reviews-ka waxaa qora macaamiisha xirfadlahan kula shaqeeyay ShaqoHaye.
Qor review
Gal, kula xiriir xirfadlaha ShaqoHaye dhexdeeda, kadib marka shaqada la dhammeeyo ayaad review qori kartaa.


