Xirfadlayaal heer sare ah,
shaqo la hubo.
Ka hel naqshadeeyayaal, video editors, web developers iyo qorayaal Soomaali ah oo kooxda ShaqoHaye ay hubisay – si toos ah ula xiriir, shaqadaadana si degdeg ah u hel.
- Xirfadle kasta waa la hubiyay
- Reviews macaamiil dhab ah
- Xiriir toos ah, dhexdhexaadiye la'aan
Ka dooro adeegga aad u baahan tahay
Social Media & Marketing
3 tallaabo oo fudud
Raadi adeegga
Dooro qaybta ama ku qor waxaad u baahan tahay. Eeg qiimaha, muddada iyo reviews-ka.
La xiriir xirfadlaha
Fur profile-ka xirfadlaha, akhri faahfaahinta oo si toos ah ula xiriir.
Hel shaqadaada
Shaqada markaad hesho, qor review si aad u caawiso macaamiisha kale.
Xirfadle kasta oo halkan ku jira waa la hubiyay.
Ma jiro qof iibin kara adeeg isagoon kooxdayadu eegin codsigiisa iyo shaqooyinkiisii hore.
- Codsi + portfolioXirfadluhu wuxuu soo gudbiyaa xirfaddiisa iyo tusaalooyin shaqo.
- Ansixinta kooxdaKooxda ShaqoHaye ayaa eegta oo ansixisa ka hor inta uusan iibin.
- Reviews dhab ahMacaamiisha kaliya ayaa qiimeyn kara xirfadlaha.
Xirfad ma leedahay? Lacag ka samee.
Samee akoon oo isla markiiba dhig adeeggaaga – bilaash. Codso verification si aad u hesho calaamadda ✓ iyo macaamiil badan.

