SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • Muqdisho

Raqiis Electronics

  • ShirkaddaRaqiis Electronics
  • GoobtaMuqdisho
  • NoocaWaqti-buuxa
  • Gabagabo12 Nov 2026

Raqiis Electronics waxay raadinaysaa Call Center & Content Creator waqti-buuxa ah.

⚠️ Shirkaddu waxay sheegtay inay raadinayso musharax dumar ah.

Shuruudaha

  • Shakhsiyad kalsooni leh oo wanaagsan.
  • Ku fiican hadalka iyo muuqaalka kamarada hortiisa.
  • Xirfad isgaarsiin iyo iib wanaagsan.
  • Hal-abuur iyo xiise u leh samaynta content.

Sida loo codsado

CV-gaaga ku soo gudbi foomka shirkadda (riix badhanka). Codsigu lacag ma laha.

Isha: bogga rasmiga ah ee Raqiis Electronics (Facebook)

Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli