Website Wahiib Electronics & Multi Services
- ShirkaddaWahiib Electronics
- GoobtaHargeysa
- NoocaWaqti-buuxa
- Khibrad5+ sano
- Gabagabo11 Nov 2026
Wahiib Electronics & Multi Services waxay raadinaysaa farsamayaqaan khibrad leh oo dayactira mobile-ka iyo kombiyuutarka.
Shuruudaha
- Ugu yaraan 5 sano oo khibrad dayactirka mobile iyo kombiyuutar.
- Awood baaritaan iyo dayactir circuit boards.
- Dayactirka CPU, NAND, Face ID iyo motherboard adag.
- Diyaar u ahaanshaha shaqo waqti-buuxa ah.
Sida loo codsado
CV-gaaga u dir WhatsApp: +252 63 3335222 (riix badhanka). Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Isha: bogga Facebook ee rasmiga ah ee Wahiib Electronics (facebook.com/wahiibi). Shuruudaha buuxa ka eeg xayeysiiska asalka ah.
Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCV-gaaga si toos ah ugu dir WhatsApp-ka shirkadda: WhatsApp: +252633335222
Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Si aad u codsato
Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.
Gal Is-diiwaangeli
