SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • Burco

Kaamil Neurosurgery Center

  • Hay’addaKaamil Neurosurgery Center
  • GoobtaBurco
  • NoocaRotation shift (A, B, C)
  • Khibrad2+ sano
  • Gabagabo27 Nov 2026

Kaamil Neurosurgery Center wuxuu qabanayaa codsiyada jagada Nurse. Sida xaruntu dhigtay, jagadu waxay u furan tahay ragga.

Shuruudaha

  • Bachelor of Nursing.
  • Ugu yaraan 2 sano khibrad.
  • Khibrad qaybta Surgical Ward-ka.
  • Ingiriisi fiican (hadal iyo qoraal) waa la doorbidayaa.

Sida loo codsado

Codsiga keen xafiiska Kaamil Neurosurgery Center – dabaqa koowaad ee Miir Hotel, kasoo horjeedka Togdheer Hotel, Burco. Faahfaahin: 063 4320511 · 065 4320511. Codsigu lacag ma laha.

Isha: Kaamil Neurosurgery Center

Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaFaahfaahinta codsiga ka eeg qoraalka sare, ama la xiriir shirkadda:
📞 +252634320511
Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli