SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • Muqdisho

Website International Committee of the Red Cross (ICRC)

  • Hay’addaICRC
  • GoobtaMuqdisho
  • NoocaFixed term · National/resident
  • Khibrad6+ sano
  • Gabagabo29 Nov 2026

ICRC wuxuu raadinayaa Forensic Field Officer oo ka shaqeeya Muqdisho, safar badan oo Soomaaliya gudaheeda ah.

Shuruudaha

  • Bachelor Forensic Sciences, Data Science & Analytics, Criminology ama wax la mid ah.
  • 6 sano khibrad forensic ah.
  • Ingiriisi iyo Af-Soomaali si fasiix ah.

Sida loo codsado

Ku codso bogga rasmiga ah ee ICRC – riix badhanka. Codsigu lacag ma laha.

Isha: careers.icrc.org

Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli