SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • Hargeysa & Boorama
  • Waxbarasho: Degree (Bachelor)

Somaliland Community Action Network (SCAN)

  • Hay'addaSCAN
  • Jagooyin2 (Hargeysa · Boorama)
  • MuddadaNov 2026 – Feb 2027
  • Khibrad5+ sano
  • Gabagabo4 Nov 2026

SCAN waxay shaqaalaysiinaysaa laba Sarkaal oo Ka-qaybgalka Bulshada (Community Engagement Officers) oo loogu talagalay mashruuca tijaabada ah ee caymiska cimilada (Deyr 2026) — mid Maroodi-Jeex (Hargeysa) iyo mid Awdal (Boorama). Mashruuca waxaa lala fulinayaa WFP, Save the Children, Tamini Insurance iyo KMD.

Waajibaadka

  • Qabo kulamo bulsho oo joogto ah (Nov 2026 – Feb 2027) oo sharxaya caymiska, xilliyada iyo warbixinnada cimilada.
  • Si cad u sharax waxa caymiska index-ku qabto iyo waxa uusan qaban — lacag-bixintu waxay ku xiran tahay index dayax-gacmeed.
  • Hubi in haweenku si buuxda uga qaybgalaan kulamada; diiwaangeli ka-qaybgalka (lab/dhaddig).
  • La shaqee Sarkaalka Jinsiga si su'aal kasta iyo cabasho kasta loogu gudbiyo helpdesk-ga isla maalinta.
  • Taageer gaadhsiinta lacag-bixinta qoysaska (Feb 2027) kadib ogeysiiska WFP.

Shuruudaha

  • Shahaado jaamacadeed: cilmiga bulshada, horumarinta miyiga, development studies ama wax la mid ah.
  • Ugu yaraan 5 sano oo khibrad ah: ka-qaybgalka bulshada, abaabul, wacyigelin ama extension.
  • Aqoon caymis (gaar ahaan index/climate insurance).
  • Aqoon fiican oo gobolka iyo xoolaha/beeraha deegaanka.
  • Af-Soomaali heer sare ah; Ingiriisi aasaasi ah.

Sida loo codsado

Codsiyada u dir scanjobs0@gmail.com — sheeg jagada aad codsanayso (Maroodi-Jeex ama Awdal). Kaliya kuwa la shortlist-gareeyo ayaa lala soo xiriiri doonaa.

✉
Sida loo codsado

U dir CV + warqad codsi email-ka hoose. Ku qor jagada: Maroodi-Jeex ama Awdal.

⏳ Waqtiga ka haray: 0 maalmood · Gabagabo: 4 Nov 2026

Ilaha xayeysiiska: somalijobs.com · ShaqoHaye lacag kama qaado codsadayaasha.

Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli