Amal Bank
- Hay’addaAmal Bank
- GoobtaBerbera
- NoocaWaqti-buuxa
- Khibrad1–3 sano
- Gabagabo30 Nov 2026
Amal Bank wuxuu raadinayaa Investment Officer (1 jago) oo ka shaqeeya laanta Berbera – bilaabidda, fulinta iyo la-socodka maalgelinta iyo maalgashiga.
Waajibaadka ugu muhiimsan
- Qiimaynta codsiyada maalgelinta iyo khatarta macaamiisha.
- Raadinta macaamiil cusub iyo la-socodka deymaha.
- Warbixinno toddobaadle iyo bille ah.
Shuruudaha
- Master Economics, Finance, Business Administration ama wax la mid ah.
- 1–3 sano khibrad maalgashi/maalgelin.
- Aqoonta maalgelinta Islaamiga ah; Excel, Word, PowerPoint.
Sida loo codsado
Ku codso bogga shaqaalaysiinta rasmiga ah ee Amal Bank – riix badhanka. Codsigu lacag ma laha.
Isha: portal.amalbankso.so (careers)
Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Si aad u codsato
Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.
Gal Is-diiwaangeli
