SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • Muqdisho

Raqiis Electronics

  • Hay’addaRaqiis Electronics
  • GoobtaMuqdisho
  • NoocaWaqti-buuxa
  • Khibrad2+ sano
  • Gabagabo22 Nov 2026

Raqiis Electronics waxay raadinaysaa Finance Officer khibrad leh oo ku biira kooxdeeda Muqdisho. Sida shirkaddu dhigtay, jagadu waxay u furan tahay ragga.

Shuruudaha

  • Bachelor Finance, Accounting, Business ama wax la mid ah.
  • Ugu yaraan 2 sano khibrad Finance Officer.
  • Khibrad cash management iyo diiwaanka maaliyadda.
  • Aqoon accounting aasaasi ah; xirfad isgaarsiin iyo habayn.

Sida loo codsado

Buuxi foomka codsiga ee shirkadda – riix badhanka. Codsigu lacag ma laha.

Isha: Raqiis Electronics

Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Codso hadda (bogga rasmiga ah)
Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli