SHAQOHAYEEMPLOYMENT AGENCY
  • Shaqo Xafiis
  • Waqti-buuxa
  • Muqdisho

Website TrustMark Digital Solutions

  • ShirkaddaTrustMark Digital Solutions
  • GoobtaMuqdisho
  • NoocaWaqti-buuxa
  • KhibradPortfolio loo baahan yahay
  • Gabagabo26 Nov 2026

TrustMark Digital Solutions (marketing agency, Muqdisho) waxay raadinaysaa Multimedia Specialist karti leh oo ka qayb qaata abuurista content soo jiidasho leh iyo horumarinta muuqaalka summadaha shirkadda iyo macaamiisheeda.

Shuruudaha

  • Hal-abuur iyo xirfad naqshadaynta iyo soo saarista muuqaallo (video/graphics) tayo leh.
  • Portfolio muujinaya shaqadaadii hore.

Sida loo codsado

CV-gaaga iyo Portfolio-gaaga u dir: recruitment@trustmark.so ama info@trustmark.so. Codsigu lacag ma laha.

Isha: bogga Facebook-ga rasmiga ah ee TrustMark Digital Solutions

Si fudud u codso – is-diiwaangelin looma baahnaCodsigaaga si toos ah ugu dir hay'adda shaqada bixisay. Codsigu waa bilaash – qofna lacag ha siin.
Si aad u codsato

Gal account-kaaga. Haddii aadan lahayn, is-diiwaangeli — profile-kaaga waa la ansixin doonaa.

Gal Is-diiwaangeli